Afrika oo markii ugu horeysay marti gelineysa Tartanka Olombikada dhallinyarada

Senegal ayaa noqoneysa dalkii ugu horeeyey afrikaan ah ee martigalin doona ciyaaraha xilliga qaboobaha ee Olombikada dhallinyarada sannadka 2022ka. Guddiga caalamiga ah ee olombikada ee magaciisa loo soo gaabiyo ee IOC ayaa manta arrintaas kaga dhawaaqay magaalada Buenos Aires ee dalka Argentina. Sida ay IOC ku sheegtay war qoraal ah oo ay soo saartay Afar … Continue reading Afrika oo markii ugu horeysay marti gelineysa Tartanka Olombikada dhallinyarada